Hambalyo : Meherka Axmed Cabdillaahi Ducaale iyo Hamda Maxamed Xusseen OO Maanta Ka Dhacay Maansoor+Sawirro

Hambalyo Meher.

1.    Mujaahid Cabdiraxman Aw Cali faarax
2.    Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
3.    Xasan Xaaji Maxamuud( xasan gadhweyne)
4.    Dr Maxamed Siciid gees
5.    Weli Daauud Cigaal
6.    Cali Maxamed( Cali dhagoole)
7.     Professor Xussen Maxamed Ducaale( berberaawi)

 

 

Dhamaan odayaashaasi waxay hambalyo meher u dirayaan

Axmed Cabdilaahi ducaale

Iyo

Hamda Maxamed Xusseen

Oo meherkoodu ka dhacey saaka ( 16 June, 2011) magaalada hargesya, gaar ahaan hotel maansoor,, waxaanu ilaahey uga baryeynaa inay ilaahey bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo aqalgalkooda.

 

Sidoo kale Maamulka iyo hawlwadeenada shebekadda Berbera news waxay hambalyo taa la mid ah u dirayaan

Axmed Cabdilaahi ducaale

Iyo

Hamda Maxamed Xusseen