Hambalyo: Meherka Caydaruus Ismaaciil Cabdi iyo Naciima Cabdi Axmed



Gudoomiyaha Horn Cable Tv Farxaan X. Cali Axmed,
Agaasimaha Telefishanka Horn Cable Tv Maxamed Cabdi Ilig
Madaxa Barnaamijyada Madar Cabdi Axmed
Madaxa Wararka Xamse Cali Bulbul
Madaxa Codaynta C/qaadir Saleebaan Casayr (Coday)
Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye)
Hodan Cali Cajabi
Suufiya Nuux Sheekh
Maxamed Axmed Muuse (Kuraase)
C/rashiid Ismaaciil Cabdi (Caynte)
Ayuub Faarax
C/raxmaan Sheekh Yoonis
Maxamed Daa’uud Yuusuf
Nuur Jirde Haybe
Nimcaan Axmed Dagaal
C/qaadir Goohe C/laahi
C/nuur Cabdi Gaafaw (Abooray)
Cali Cismaan Cali (Cali Maano)
C/casiis Cali Nuur
C/risaaq Maxamed Ibraahin
Aadan Siidaw Sheekh C/laahi
Idiris C/qaadir (Romance)
Xamda Xasan
Shaqaalaha Qaybta Codaynta, iyo Xasan Maxamuud Cawaale iyo C/risaaq Xaamud Caydiid.
Dhamaan hawlwadeenada Telefishanka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv, waxay hambalyo u dirayaan Boqorka iyo Boqorada

Eng: Caydaruus Ismaaciil Cabdi
Iyo
Niciima Cabdi Axmed

 
Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Safari ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Aqal galkiinak u gaadha Bash bash iyo Barwaaqo
Aamiin Aamiin Aamiin.
 
Tifariraha sehebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) iyo dhammaan Hawlwadeennada kala duwan ee shebekadda u jooga gobollada iyo daafaha adduunnku waxay hambalyo u dirayaan meherka

Eng: Caydaruus Ismaaciil Cabdi
Iyo
Niciima Cabdi Axmed


Tifariraha sehebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) iyo dhammaan Hawlwadeennada kala duwan ee shebekadda u jooga gobollada iyo daafaha adduunnku waxay hambalyo u dirayaan meherka

Aamiin Aamiin