Baaq: Taageero shirka Horumarinta Saaxil ee Berbera

Berbera-(Berberanews)- qaar ka mid ah dhalinyarada, odayaasha, cuqaasha, waxgaradka aqoonyahanka iyo  culimaa,udiinka beesha gobolka saaxil, ayaa soo saaray baaq ay ku taageerayaan shir uu badhasaabka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) shalay kaga dhawaaqay magalaada Berbera In lagu qabanayo.

Baaqaas oo ay dad aad u tiro badani ku qornaayeen, ayaa u dhignaa sidan; “Haddaanu nahay dhalinyarada odayaasha cuqaasha waxgaradka aqoonyahanka culimaa,udiinka beesha gobolka saaxil waxaanu taageersanahay baaqa uu soo jeediyay gudoomiyaha gobolka saaxil maxamuud cali saleebaan (ramaax) ee ku saabsan shirka lagu qabanayo xarunta gobolka saaxil ee Berbera oo lagaga tashanayo horumarinta gobolka saaxil ahna kii loo baahnaa, kana madaxbannaan siyaasad.
Magacyada xubnaha
1 -Prof ismaaciil   axmed   cigaal
2 -Prof Axmed  Jaamac   Muuse
3 -Prof Haybe Kaahin  Muuse
4 -prof  Xiis   Mahad   Cilmi
5 -prof khadar  Cabdi  Yuusuf
6 -Prof  Ismaaciil  ibraahin   xuseen
7 -Prof  Muuse  Maxamed Cali
8 -Sh Maxamed Nuur  Cismaan
9 -Sh Axmed  Cawaale  Jaamac
10 -Sh Cali  Abokor  Jibriil
11 -oday Cabdi  Cali   Cismaan
12 -oday Maxamed  Geedi  Kayse
13- oday Mustafe Maxamed Cismaan
14 -oday Xasan Guuleed  Xassan
15- oday Jaamac  Muumin  Geedi
16 -oday Cabdalla  Kayse  Cabdalla
17 -Caaqil Guuleed  Axmed Abokor
18 -oday Axmed Saleebaan  Caydiid
19 -dr  asad   guure   naaleeye
20 -dr c/fataax cabdi mataan
21 – Dr siciid  Saalax Siciid
22 -Dr  Xariir  Cali Wacays
23 -dr maxamed muuse caraale
24 – dr cabdi axmed maxamed
25 -dr ibraahin faarax  cali
26 -garyaqaan yaxye cali  samatar
27 -garyaqaan sacad  cali xasan
28 -aqoonyahan cismaan  cali barre
29 -aqoonyahan daa,uud  xasan xirsi
30 -aqoonyahan farxaan baaruud warsame
31 -sahal cismaan maxamed
32 -c/raxmaan  xasan xuseen
33 -cumar maxamed muuse
34 -yuusuf  xasan quule
35 -xamse   colaad  nuur
36 -aadan xasan aadan
37 -c/laaahi  saalax cisman
38  -iid  daahir iid
39  liibaan  muumin odowaa
40 -axmed  abokor axmed
41 -jaamac  macalin mustafe
42 -rashiid  xasan yoonis
43 -ayaale cabdi maxamuud
44 -jamaal qaasin qodax
45 -cabdi daa,uud c/raxmaan
46 -xandulle cali  abokor
47 -xamse  maxamed xasan
48 -abaadir aadan  samatar
49 -maxamuud ismaaciil cismaan
50 -c/laahi xuseen  faarax
51  -gahayr  cali maxamed
52 -faarax jaamac qalinle
53 -c/qaadir cumar siciid
54 -cali warsame cigaal
55 -sekeriye faarax aadan
56 -mukhtaar cabdi jaamac
57 -ismaaciil amare axmed
58 -cumar  cali guuleed
59 -asad cabdi cartan
60 -idiris maxamed cali
61 -maxamed ismaaciil ayaanle
62 -jibriil muuse qaalib
63 -xariir xasan warsame
64 -abiib maxmuud carraale
65 -shaafici cabdi saalax
66 -axmed maxamed faahiye
67 -nuur cali  nuur
68 -muuse maxamed qoofal
69 saleebaan aadan yuusuf
70 -shabcan  wali  geedi
72 -cali muuse maxamed
73 -abokor cabdi faarax
74 -cismaan x macalin
75 -jaamac aw sahal yuusuf
76 -daahir  maxamed daahir
77 -ibraahin xiis aadan
78 -cabdi cali faarax
79 -nuur x bahdoon sugule
80 -khadar jaamac xasan
81 -cumar  maxamed xirsi
82 -kaahin muuse faarax
83 -axmed maxamuud bilaal
84 -maxamed xasan baashe
85 -xirsi muxumed  daahir
86 -fu,aad x cali mooge
87 -xasan haaruun yuusuf
88 -xuseen cali  liibaan
89 -kamaal jamaal khadar
90 -cabaas guhaad yaasiin
91 -c/casiis c/laahi nuur
92 -mubaarik saleebaan xasan
93 -yuusuf  cabdi cali
94 -naasir saxardiid muumin
95 -mahad maxamed mahad
96 -cabdi  mataan baaruud
97 -khayre cismaan daa,uud
98 -muxumed cigaal cali
99 -sidiiq sahal  suleebaan