Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel Jire) ayaa ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradaasi sanadkii la soo dhaafay.
Wasiirka Kalluumaysiga oo maanta hortagay Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida waxa uu tafaasiil ka bixiyay caqabadaha hortaagan wasaarada iyo waajibaadka ay qaranka u hayso.
Halkan ka dhegayso xog-waranka wasiir Geeljire
[audio:http://www.berberanews.com/wp-content/uploads/2011/09/Wasiir-Geeljire.mp3|titles=Wasiir Geeljire]