Dhegayso: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Shirka Dubur oo maalintii afraad galay

 
Dubur-(Berberanews)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudnayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta deegaanka Dubur oo uu maalintii afraad ka socdo shirka Beesha Saaxil (Ciise Muuse), waxa uu kaga hadlay farogelin uu ku eedeeyay xukuumadda Somaliland inay ku hayso shirka, gaar ahaan maamulka Gobolka Saaxil.
halkan ka dhegayso
[audio:http://www.berberanews.com/wp-content/uploads/2011/10/Xildhibaan-qabille.mp3|titles=Xildhibaan qabille]