Berbera-(Berberanews)- Maxkamada gobolka saaxil ayaa shalay subax riday xukun aan ahayn kii dacwadiisu ka furnayd maxkamada,dacwadaas oo ahayd in ninka la yidhaahdo maxamed xasan cali uu ku dacwooday in kaalinta cajab berbera aay tahay dhaxal aabahood uga dhintay dhismahaana uu aabihii dhistay, dhegaysigii kowaad ee dacwadana wuxuu dhacay 7|10|2011 markii xaakinku waydiiyay wax cadaymo ah in uu u haysto dhismaha aalinta cajab waxa uu yadhi wax waraaqo ah ma hayo kadib xaainkii ayaa ku yidhi markhaatiyaal doono hadii aadan haysan wax dhukmatis ah, kadib wasaarada ganacsiga isuduwaha gobolka saaxil ayaa qoraal usoo qoray maxada gobolka kuna war galiyayin dhismahan dawladu iska leedahayllabada qof eekala degan kaalinta shidaalka iyo baarka kafayga aay wada deganaayeen mudo dheer markaa wwa in labaduba irada bixiyaan si lamida kaalmaha cajab ee hargaytsa iyo burco,hadba xaakinkii maxkamada gobolka saaxil waxa uu ku dhaqaaqay xukun jeebadiisda wax kale uu indhaha ka laliyay waraaq qoraal ah oo uu agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga kusocodsiiyay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Mr Cismaan Ibraahim Daahir (fanax) waxaa uu si cad qoraalkaas uga faahfaahiyay in ay meheradahaasi yihiin hanta qaran oo ah dhisme dawaladeed oo aanay jirin cid sheegan kartaayahay labadaa qofna aay mudo dheer ninwalba dhinaciisa u jiray,hadba dacwada sidaa aan kor kusoo xusay ahayd ayuu xaakinku a dhigay mid laba qof isku haystaan , qoraalkii wasaarada ganacsigna waxa kale oo jirtay in labada qof ee meesha wada degan ay yihiin kow ku jir Kaalintaas Agip kowaas oo kale degan mudo dheer oo gaadhaysa 21 sano kuwa kalena waxay deganayeen mudo dhan 17sano waxaanay a iibsadeen qaybta kaalinta shidaalka ee Agip berbera waxaanay ka iibsadeen hadhka kaalinta maadama ay tahay hanta qaran oo aan la kale iibsan Karin ,
Hadaba haday soo degan nuxurka xukunkii uu riday xakinka qaadayay dacwadan oo muddo yarek a socotay xarunta gobolka saaxil ee berbera taas oo laga dareemay tasaruf badan madaama dacwada furashadu ahayd in hanta qaran qof shakhsihi sheeganaayo xukunka uu riday waxaa uu ahaa sidan waxaa uu xaakinku sheegay in wasaaradda ganacisiga uu u dhignaa in dhismaha kaalinta agip ay wasaaradu ku ogtahay ininkii ku dacwoonaayay in uu leehay hantidan oo ah dhaxal uu uga dahintay abihii xasan cali taasin waxaa ay baalmarsantahay dacwada furashadiisii hore isaga oo xakinku duudsiyaya sida xukunkiis ka muuqata muwaadinka degan qaybta barka agip berbera oo degan 21 sano kuna shaqaysanaayay imikan ay u furantahay waxaa kale ee xusid mudan in muwaadinkaasi ahaa ka kali ah ee difaacayay hanta qaranka markii dacwadu socotay kuna doodaayay in dhismaha agip uu yahay dhisme qaran kaas oo doodiis uu ka jeed maxkamada horteeda ka cadeeyay in dhismahanu yahay hanta qaran oo uu u hayo dawalada kan masuul tahay wasaaradda ganacsiga ee soomaliland taas oo wasaaradduna ku xustay qoraalkeeda ay u qortay Maxkamadda Gobolka Saaxil lakiin uu iska indho tiray xakinka qaadayay iskaaas si u dulmiyo muwaadinka ku shaqaysanaayay meeshaas waxaa kale oo uu si cad u diida amarkii madaxwaynaha jamhuuriyada ee ahaa in hantida qaranka uu leeyahay anay cida kasta ahaatee anay wax dacwada ah ka furan arin oo ku saabsan dhulka dawalada isaga oo sidoo kale xaakinku waxaa uu ku sheeg xukunka uu soo saaray ku qoray in dhismihii wakaalada petrolka iyana xukunka ku daray
Hadaba xukumada uu hogaamiyo madaxwayne axmed maxamed maxamud uu markasta u sheegi jiray shacabka soomaliland in ay isbadal ku samayn doonan garsoorka dalka taas oo ay cabasho badan ka jirta ilaa hadan ay sidii tahay inkasta oo uu madaxwayne siilanyo uu isbadal ku sameeyay hogaanka sare ee cadaalada taas oo ay soo dhaweeyeen shacabka soomaliland sacabkan u tumee lakiin nasiib daro ilaa iyo imika waxaan isbadal ah oo ka dhacay ma jirto gobolada dalka oo u ooman in ay helaan cadaalada oo isbadalka dhacay laga arko waxaa ay shacabku ka codeeyaan waxaa ay ahayd cadaalada daro ka jirtaya dalka oo dhan a taagan ilaa imika anay dadku ka war sugayaa Gudoomiyaha Maxkamada Sarew S/land Yusuf Ismacil Cali oo ah in ay dadku aad u soo dhaweeyan ahan nin cadaali ah oo ku suntan cadaalada soomaliland lakin ilaa imika dagaalkii lagula jiray cadaalada darada iyo musuqmaasuq wuu socodaa waxna lagama qaban waxaanay u baahantahay in laga qaado talaabo sharci ah waxaan cadin u ah Garsoorihii ilaalin hanta qranka ayaa isagii laga ilaalinayaa oo uu dacwada ka furat isaga oo aan la tashan cidii ay khusaysay arimahani sida wasaarada Ganacsiga ,Garyaqaanka Guud EE Qaran s/land ,inkastoo uu dacwadii hore uu bedelay oo uu ka dhigay mid aan ku salalsanan dacwadii uu qaadayay
Waxaa layaab leh sid ay wax u dhaceen iyadoo aanu saxaafada aanu u soo bandhiga doono dacwadii u horaysay ee dacwadu furtay qoraalkeed ,qoraalada ay soo qoreen wasaaradda Ganasiga ee berb era,hargaisa ,qoraalkii xukunkii uu riday xaakin ku
Uga danbay waxaan ka codsanayaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare S/land ,Xeer.ilaaliyaha Guud ee Dawalada .Garyaqaanka Guud Qaran in ay si mug leh u baadhan siday dacwadaas u riday xakinka qaadayay xukunkeedan uu ku riday oo ay si awayne uga dhex muuqato cadaalada daro oo xaakinka oo doonay in uu wax u wado sida uu isagu rabo taas waxay ka baxsantahay cadaalada.
Yaasiin Jaamac Cali

Berbera/Somaliland.