Marka hore waxaan Waxaan Salamayaa dhamaan Hawlwadeenada Berberanews.com oo ah websiteyada kuwa af Somaliga ku qorma ka Ugu Horeeaya, waxaa iyaguna sharaf mudan bahweynta aan tiro laheyn ee sida joogta ah ugu xidhan shabakada Berberanew.com iskuna waydarsada afkarahooga.
Markaan uu soo Noqdo Dulucda Hadalkeygaaa .
Waxaa Yara Jeclaystay Inaan Maanta idinla Wadaago Halxidhaale Kaas oo Aan Donaayo Cidii Garataa Iney ka soo Jawaabto Halxidhaalahaasina Wuxuu yahey:
“Waxaad Sheegtaa Wax Adiga Ka Cad Barafkana Ka Madaw ,Raguna Ay Malin Walba isticmalaan , Dumarkuna Waligood Ay Hal Mar isticmaalan , Hadii La Cuno Waa Xalaal Hadii La Cabana Waa Xaraaan?”
Alla Mahad Leh
Adnaan Shawahaaye ( Dr Cunaaye)
Aqoon143@hotmail.com
Holland