HAMBALYO MEHER Wacan:Cabdikakariim Cabdilllaahi Cumar iyo Saamiya Jaamac Cilmi

Aabo Jamac Cilmi Xaashi
Hooyo Kinsi Siciid Maxamud.
Hooyo Aamina Ismacil C/laahi
Khadra Aw Daahir Afqarshe
Khadra Cabdi Axmed {Aamito}.
Chief Caaqil Yaasin Diiriye Gaydhe
Gudoomoye Maxamed Cabdi Dhinbil {Daad}
Xilibaan Maxamed Wali Warsame Cali .
Deeq Cabdi Axmed {Aamito} .
Cali Diriye Cabdi Joof .
Xasan Muuse Ismaacil {Guraase}.
Abshir Cabdi Caagane .
Xuseen Sheekh C/laahi Muuse .
Siyaad Axmed Nuur Aw Jibriil .
Axmed Cali Xaaji Maxamud {Seed} .
Xuseen Cabdi Axmed {Aamito}, Cabdicasiis Dahir Barkhadle {Bile}, Dhamaan Maamulka & Shaqaalaha Euro Store Hargeisa & Dhamaan Bahwaynta Looyarada Waxay Hambalyo & Bogaadin Aan Lasoo koobi karin Hawada u Marinayaan Meherka,
                                                             Cabdikakariim Cabdilllaahi Cumar
                                                                                &
                                                            Saamiya Jaamac Cilmi
Oo meherkoodu ka Dhacay {18-07-2013}  Magaalada Hargeisa Gaar ahaan Hutelka
Maansoor Hutel Waxaanay Ugu Tahniyadaynayaan {Baarakalaahu
laka Wabaaraka Calaykum Wajamaca baynakumaa oo Bikhayr}
Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano Noqda kuwii isku waara ubadad khayrqabana kala hela
Aamiin                    Aamiin                   Aamiin                Aamiin                        Aamiin.