Fannaanada Kareena Kapoor oo London Ugu Dabaaldegaysa sannad-guuradii koowaad ee Guurkeeda-Daawo muuqaal

London-(Berberanews)-Fannaanada caanka ah ee Reer Hindiya, Kareena Kapoor, ayaa sannad-guuradeedii kowaad ee ka soo wareegtay Guurkeeda Jillaaga caanka ah ee Saif Ali Khan ku dhigatay Magaalada London.

Fannaaniint iyo taageerayaal labada fannaan ayaa u raacay magaalada London ee munaasibaddu kadhacayso.


Halkan ka daawo muuqaalka Laga duubay Kareena