Dhegayso nuxurka warbixin Guddi hoosaadka Nabadgelyada iyo Difaaca Guurtidu ka akhriyeen fadhigii maanta

Hargeysa-(Berberanews)-Guddi Hoosaadka Siyaasadd,  Nabadgelyada iyo Difaaca Guurtida Somaliland, ayaa Warbixinu jeediyay Fadhigii Golaha Guurtida Somalilandee Maanta.

Guddoomiyaha Guddidan, Axmed Muuse Obsiiye, ayaa akhriyay warbixinta Guddidaas

Dhegayso.