Isku Aadka Wareega 3aad FA Cupka Oo La Soo Saray

Ciyaaro-(Berberanews)-Kooxaha ku xafiiltama waqooyiga London ee Arsenal iyo Tottenham ayaa isku arki doona wareega 3aad ee Koobka Fa Cup iyadoo goor dhow la soo saaray isku aadkiisa.
Kulankaan ayaa ah kulanka ugu xiisaha badan kulamada wareega 3aad la ciyaarayo, waxaana Gunners iyo Spurs ay isku arki doonaan FA Cup markii ugu horeysay tan iyo 2001dii, waxana Ugu Dambeeysay Isku Aad Eey Isku Soo Aadan Labadan Kooxood Wareega 3aad Wada Ciyaaraayo Tan Iyo  Janaayo 1982.

isu aad

Bristol City vs Watford.

Southend United vs Millwall.

Middlesborough vs Hull City.

West Brom vs Crystal Palace.

Kidderminster vs Peterborough.

Doncaster vs Stevenage.

Stoke City vs Leicester City.

Southampton vs Burnley.

Newcastle United vs Cardiff City.

Rochdale vs Leeds.

Wigan vs MK Dons.

Charlton vs Wrexham or Oxford United.

Manchester United vs Swansea.

Port Vale vs Plymouth.

Norwich vs Fulham.

Aston Villa vs Sheffield United.

Macclesfield vs Sheffield Wednesday.

Sunderland vs Carlisle United

Bolton vs Blackpool.

Blackburn vs Manchester City.

Everton vs QPR.

Brighton vs Reading.

Arsenal vs Tottenham.

Grimsby vs Huddersfield.

Ipswich vs Preston.

Derby vs Chelsea.