Cabsi soo waajahday Xildhibaannada Baarlammaanka ee taageersanaa Raysal-wasaare Saacid

Muqdisho(Berberanews):- Xilhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee taageersanaa Raysal-wasaare Cabdi Faarax Shiroon(Saacid),ayay soo food saartay cabsi la xidhiidha ammaankooda ka dib markii qaax miino oo gaadhigiisa loogu xidhay uu ku geeriyooday mudane kooxda la safnayd Raysal-wasaaraha la riday ay kula qaraxday afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho.

Xildhibaanadan,ayaa aaminsan in qaraxa uu ku dhintay Xildhibaan Faysal inuu ahaa shirqool loo maleegay oo  siyaasadaysan isla markaana aanay wax lug ah ku lahayn kooxda lagu eedeeyay ee Al-Shabaab.

Haba halkan ka akhriso mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee la safnaa Raysal-wasaare Saacid  ee imika xaaladooda ammaan  cabsidu soo food saartay ee intii ka dambeysay qaraxa uu ku dhintay xildhibaan Faysal aan wali tegin Madaxtooyada Soomaaliya.

Warkan oo dhammaystiran iyo magacyada Halkan Riix