Dhegayso; Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Wasiirka Arrimaha Debedda lagula yeeshay London

London-(Berberanews)-Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada London ee Dalka Ingiriiska, ayaa waraysi uu la yeeshay Telefiishanka Somali Channel waxa uu kaga hadlay arrimmo badan oo ku saabsan Somaliland, Siyaasadda Caalamka, dhaqaalaha iyo arrimmo kaleoo badan.
Dhegayso

 
wasiirka a debedda