Tacsi Marxuum Cumar Jaanbiir Suldaan

Suldaan Max.ed Suldan C/qaadir, Safiya Suldan Cabdilahi,  faadumo Suldan Cabdilahi, Hodan Suldan Rashiid.. Cali Suldaan Rashid. Sacido Suldaan Rashid,  Mulkiya Suldan Rashid, C/lahi Suldaan Rashir. Shankaroon Suldan Rashid. Raaho Axmed Kosaar. Raxma Axmed Kosaar. Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi u dirayaan Qoyska Reer Jaanbiir Suldaan Oo Ay ka Tacsiyadaynayaan Geerida Naxdinta leh ee ku Timi Walaalkood Cumar Jaanbiir Suldaan oo maanta Ku Geeriyooday Magaalada Margeysa. Waxaanay Marxuumka Illaahay Uga Baryayaan Inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii Qaraabadii iyo Dhamaanteena Samir iyo Iimaan haynaga siiyo Aamiin Aamiin Aamii