Andres Iniesta Oo Ogolaaday Inuu Heshiiska U Kordhiyo kooxda Barcelona

Iniesta-432x300
Saxaafada dalka Spain ayaa shalay soo tabisay in laacib ka kooxda Barcelona Andres Iniesta uu heshiis lagaalay kooxdiisa  kaas oo ugu kor dhinayo heshiis kiisa koxda oo uu ka hadhan yahay sanadiyo badh ah, waxaana la filayaa in lagu dhawaaqi doono bilowga bisha soo socota ee january.
 
Saxaafada badan kooda ayaa qorayay warkan shalay iyaga oon sheegay in maamulka Barcelona iyo wakiilka laacib kan ay ku heshiiyeen inuu lasii jogo kooxda il June 2020.
 
Andres Iniesta ayaa mushaar u heli doona sanad kii 11 milyan oo Euro isagoona noqon doona laacib ka labaad ee ugu mushaar ka badan Barcelona, waxaana ka horeeya laacib ka ree Argentina Lionel Messi oo qaata 16 milyan oo Euro, inkastoo saxaafada qaar ay sheegeen in Neymar uu yahay ninka ugu mushaar ka badan kooxda .si qarsoodi ah u qaata 17 milyan oo Euro, waana waxa uu ka did san yahay Messi oo doonaya in lagaadhsiiyo 18 milyan ooEuro.