Marxuum Cumar Maxamed Jaambiir oo aas qaran loo sammeeyay iyo waxyaabaha shakhsiyaddiisa lagu sifeeyay

Hargeysa-(Berberanews)-Alle ha u naxariiste Waxaa maanta Magaalada Hargeysa lagu aasay Marxuum Cumar Maxamed Jaanbiir (Kurtin),oo ka mid ahaa saraakiisha Dawladda Hoose  ee caasimadda, oo uu xilal kala duwan ka soo qabtay, islamarkaana caan ka ahaa magaalada

Alle ha u naxariistee Marxuumka oo lagu aasay Xabaalaha Naasa-hablood ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxaa aaskiisa ka soo qaybgalay Saddexda Xisbi iyo Labada Gole ee Baarlammaanka iyo boqollaal dadweynaha reer Hargeysa ah.

Masuulliyiinta ka soo qaybgashay Aaskiisa,ayaa u tacsiyadeeyay ehladii uu ka baxay, waxaanay ka hadleen shakhsiyadda Marxuumka.

Daawo Barnaamijkan.

aaskee