Kulan Markab Dushii ku dhex-maray Somaliland Iyo Midawga Yurub

Berbera(Berberanews):- Kulan gaar ah oo aan Warbaahinta loo oggolaan, ayaa Markab dagaal dushiisa ku dhex-maray Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Saraakiil ka socda Hay’adda la-dagaallanka Budhcad-badeedda caalamiga ah Midawga Yurub u qaabbilsan ee EUCAP.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo Taliyaha Ciidammada il

Saylici-1

aalada Xeebaha Somaliland, oo saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa, ayaa Markab dagaal oo ku soo xidhay Dekedda magaalada Berbera, Dushiisa kula shiray Saraakiil ka socday Hay’adda la-dagaalanka Budhcad-badeedda ee EUCAP oo ah Haya

’dda European Commission-ka u qaabbilsan Budhcad-badeedda, kuwaasoo la socday Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidammada Badda ee dawladda Faransiiska oo ka mid ah Ciidammada NATO ee Bad-weynta India iyo Badda cas u jooga la-dagaallanka Budhcad-badeedda.

HALKAN RIIX WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN