Jaamacadda Harvard oo laga daad-gureeyay Dadka

Toronto-(Berberanews)-Jaamacadda caanka ah ee Harvard waxaa ka bilaabmay daad-guraynta laga saarayo dadkii ku sugnaa afar qaybood oo ka mid ah jaamacadda, ka dib markii laga helay waxyaabaha qarxa.

Sida lagu faafiyay shebekadda Jaamacaddu leedahay dhismayaasha Xarunta Sayniska, Serverka iyo Emerson, ayaa laga dareeriyay dadkii ku sugnaa, taasoo ka dambaysay digniinta warbixin aan lal xaqiijin oo sheegtay in la dhigay bam.

Wixii macluumaad ka soo kordha kala soco Berberanews.com

Hardvard