Tacsi Tiiranyo Leh Oo Ku Socota Reer Indha Waranle Ay Dirayaan Qaar Ka Mida Dhalinyarada Gobolka Saaxil.

Tacsi Tiiranyo Leh Oo Ku Socota Reer Indha Waranle Ay Dirayaan Qaar Ka Mida Dhalinyarada Gobolka Saaxil.

 
INAALILAAHI WA iNAA ILAHAY RAAJUCUUN, KULI NASFIN DAA’IQATUL MAWT.
 
Khadar Jaamac Xaashi.
Maxamed Cali Rooble.
Barkhad Cunmar Adan.
Qadan Yusuf Xirsi ( Qadan Food).
Xil Caydiid Qayre Xaashi.
Muuse Muxemed Raage.
Cabdirisaaq Cajab.
Xuseen Cawil Muxumed Raage.
Xil Cabdirashiid Maxamed X Yusuf.
 
iyo Dadweyne kale oo aad u tiro badani waxay  Halkan Tacsi Tiiranyo leh uga Diraynaa Qoyskii, Qaraabadii Iyo EHelkii uu ka Baxay MARXUUN CISMAAN AXMED (DHAGOOLE) oo Shalay ku Geeriyooday Cusbitaalka Shifo Ee Magaalada Hargaysa, waxaanaan Ilaahay Uga Baryaynaa Marxuumka  Inuu ILLAAHAY Ganiadiisii Fardawsa Geeyo Qoyskii iyo Qaraabadii gaar ahaan qoyska  Reer INDHA WARANLE  EE uu ka baxayna leeyihin Samir iyo Iiman Saadiqa Uu Ka Siiyo AAMIIN
 
Khadar Jaamac Xaashi.
Maxamed Cali Rooble.
Barkhad Cunmar Adan.
Qadan Yusuf Xirsi ( Qadan Food).
Xil Caydiid Qayre Xaashi.
Muuse Muxemed Raage.
Cabdirisaaq Cajab.
Xuseen Cawil Muxumed Raage.
Xil Cabdirashiid Maxamed X Yusuf.