War-gelin Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Baddaha Somaliland

“Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Wargelin Waxa la ogeysiinayaa dhammaan shirkadaha Kalluumaysiga inay cusboonaysiistaan liisanka inta ka horeysa bisha January ee 2014, taas oo ay dhacayaan waxa ka dambeeya bisha December 16, 2013 sida uu dhigayo sharciga kalluumaysigu. Sidaa daraadeed, waa inaad ku dhaqantaan, haddii kale waxaanu idiin aqoonsanaynaa shirkado sharci darro ah. Sidaa darteed, waa inaad ilaalisaan wakhtiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase).

 Agaasimaha-Kalluumaysiga-300x216dddd11221122

Berberanews.com

info@berberanews.com