Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa: Sannad Jir aan Socod-baran!

Faaqidaadda Shabakadda Aftahannews:

Hargeysa(Berberanews):- Inta badan ilmaha ama canuggu marka uu dhasho waxa uu  ku fadhi bartaa waqti bilo ah markuu jiro sida lix bilood, shan bilood, toddoba bilood iyo wii la mid ah, isla markaana waxa uu ku socdaa sagaal bilood,toban bilood illaa sannad sida ay u kla madax-fudud yihiin, una kala caafimaad-qabaan, balse marka carruurtu sannad jir gaadhaan boqolkiiba sagaasan kuma sii sugnaadaan xaaladda gurguurashada ee dhinaca socod, tallaabaynta iyo weliba orodka ayay u sii gudbaan.

golaha

Halkan ka akhriso Warbixinta oo dhammaystiran