Al-Qaacida oo Maxbuus Maraykan ah sii dayntiisa shuruud ku xidhay

Bakistaan(Berberanews):- Ururka Al-Qaacida ,ayaa shuruud ku xidhay dawladda Maraykanka oo doonaysa in loo sii daayo muwaadin dalkeeda u dhashay oo gacanta ugu jira urur waynaha Al-qaaciida.

Ninka ay Al-Qaacida gacanta ku hayaan oo sida la sheegay ah Qandaraasle Mareykanka u dhashay ayaa waxaa horay loogu afduubtay gudaha dalka Pakistaan 2 Sano ka hor, waxa uuna kasoo muuqday Ninkaasi Video ay Ururka Al-Qaacida soo duubtay laguna baahiyay Wargeyska Wathitonpost ee Mareykanka kasoo baxa.

Halkan Riix Warka oo dhammaystiran

dddd