Kulan dhexmaray Guddi Hoosaadka Joogtada Golaha Wakiillada Somaliland-Dhegayso

Hargeysa-(Berberanews)-Guddi Hoosaadka cusub ee Joogtada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta yeeshay Kulankoodii kowaad ka dib ansixintii Guddiyada Cusub ee Khilaafka ka dhex abuurtay Golahaas.

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka khudbadda Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka hadlaya Kulankooda.

DSC00129