Martida Mikrifoonka iyo Madaxweynaha Djibouti-Dhegayso

Jabuuti(Berberanews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ka warramay arrimo fara badan oo kala duwan oo ku waajahan dhinacyada siyaasadda dalka Soomaaliya, awoodda millateri ee dalkaasi loo baahan yahay inuu yeesho, ajandaha ay Ciidammada ka jooga Soomaaliya iyo kuwo uu ku kordhinayaa kula dagaallamayaan Kooxda Al-Shabaab, sida ay Fanka Soomaalida isku yihiin iyo qodobbo kale oo xiiso badan.

Warbixintan oo dhammaystiran Halkan Riix