Liiska magacyada Xildhibaannada Baarlammaanka cusub ee Puntland

Garoowe(Berberanews):-Liiska magacyada Xubnaha loo soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayay caawa xarunta Baarlamaanka ee magaalada Garoowe kaga dhawaaqeen Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Ansixinta doorashada ee Puntland.

Guddi

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta ee Maamulka Puntland oo illaa maanta ku shirsanaa xarunta Baarlamanka ee magaalada Garoowe, ayaa caawa shaaciyey liiska magacyada lix iyo lixdan 66 Xildhibaan ee noqonaya Mudanayaasha Baarlamaanka cusub ee Puntland, kuwaasoo lagu wado inay siddeedda bisha koowaad ee sannadka habeen-dambe curanaya ee 2014-ka doortaan Madaxweynaha shanta sano ee soo socda hoggaamin doona Puntland oo ay Musharrixiin toban xubnood ka badani u taagan yihiin.

Halkan ka akhriso Xubnaha Magacyada Xildhibaannada

Bari.Karkaar iyo Gardufuu
 
1:Siciid Maxamed Salaad       Bari, Karkaar and Gardafuu
2:Egn.Jaamac Faarax Aadan      Bari.Karkaar and Gardufuu
3:Maxamed Axmed Ibraahim     Bari,Karkaar and Gardafuu
4:Maxamed Cimaan Xasan      Bari,Karkaar and Gardafuu
5:Ayaanle Yuusuf Ismaaciil     Bari,Karkaar and Gardafuu
6:Cabdicasiis Siciid Axmed(Gacameey)     Bari,Karkaar and Gardafuu
7:Yuusuf Maxamed Axmed (Gaacshe)     Bari,Karkaar and Gardafuu
8:Cabdirisaaq Siciid Aadan     Bari,Karkaar and Gardafuu
9:Maxamed Maxamuud Ismaaciil        Bari,Karkaar and Gardafuu
10:Cabdixamiid Shiikh Cabdisalaan Ciise        Bari,Karkaar and Gardafuu
11:Maxamed Nuur Siciid        Bari,Karkaar and Gardafuu
12:Ayaanle Galan Guuleed      Bari,Karkaar and Gardafuu
13:Siciid Cali Maxamed        Bari,Karkaar and Gardafuu
14:Mustafe Bille Maxamuud         Bari,Karkaar and Gardafuu
15:Salaad Xareed Cali        Bari,Karkaar and Gardafuu
16:Cabdiqafaar Cabdisalaan Shiikh Maxamuud.     Bari,Karkaar and Gardafuu
17:Siciid Shire Maxamed(Qaarcad)      Bari,Karkaar and Gardafuu
18:Cabdiraxmaan Siciid Faarax.    Bari,Karkaar and Gardafuu
19:Siciid Maxamed Cismaan              Bari,Karkaar and Gardafuu
20:Xasan Xaaji Siciid Maxamuud.      Bari,Karkaar and Gardafuu
21:Cabdirisaaq Muuse Maxamed.      Bari,Karkaar and Gardafuu
Nugaal
22:Cabdisalaan Xuseen Bootaan.Nugaal
23:Liibaan Cabdilaahi Ow-Cabdi.Nugaal
24:Siciid Cabdi Samater Nugaal
25:Maxmauud Faarax Warsame Nugaal
26:Cabdidaahir Siciid Ciise. Nugaal
27:Maxamed Faarax Nuux. Nugaal
28:Burhaan Aadan Ow.Cabdi. Nugaal
29:Cabdikariin Xuseen Guure. Nugaal
30:Siciid Xuseen Nuur. Nugaal
Sanaag iyo Halaan.
31:Cismaan Dalmar Yuusuf. Sanaag iyo Halaan.
32:Cabdixamiid Maxamed Axmed Sanaag iyo Halaan.
33:Axmed Cali Xaashi. Sanaag iyo Halaan.
34:Maxamed Cali Guuleed. Sanaag iyo Halaan.
35:Abshir Siciid Saalax. Sanaag iyo Halaan.
36:Cabdiraxmaan Cali Jibriil. Sanaag iyo Halaan.
37:Siciid Xasan Shire. Sanaag iyo Halaan.
38:Siciid Daahir Qodax. Sanaag iyo Halaan.
39:Cumar Maxamed Irbad. Sanaag iyo Halaan.
40:Ismaaciil Cabdi Abtiile. Sanaag iyo Halaan.
41:Cabdi Siciid Kafad. Sanaag iyo Halaan.
Sool iyo Cayn
42:Saleeban Maxamed Cilmi. Sool iyo Cayn
43:Cabdul Cabdi Faarax . Sool iyo Cayn
44:Faarax Caydiid Casoowe. Sool iyo Cayn
45:Cabdirisaaq Jaamac Cabdibile. Sool iyo Cayn
46:Saadiq Abshir Garaad Maxamed. Sool iyo Cayn
47:Cali Jaamac Faarax. Sool iyo Cayn
48:Kayse Cawil Cali Boowe. Sool iyo Cayn
49:Aadan Xaaji Xuseen Ismaaciil. Sool iyo Cayn
50:Xariir Gaas Guutaale. Sool iyo Cayn
51:Maxamed Cabdilaahi Cilmi. Sool iyo Cayn
52:Xuseen Yaasiin X.Diiriye. Sool iyo Cayn
53:Axmed Maxamed Jibriil. Sool iyo Cayn
54:Faarax Sulub Jaamac. Sool iyo Cayn
55:Cali Axmed Cismaan. Sool iyo Cayn
56:Cumar X.Cabdi Ibraahim(Akabe) Sool iyo Cayn
Mudug.
57:Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle. Mudug.
58:Cabdirashiid Maxamed Xirsi. Mudug.
59:Raxmo Cabdixabiib Jaamac Mudug.
60:Cabdiqaadir Faarax Bootaan. Mudug.
61:Cabdixakiin Macalin Daahir: Mudug.
62:Axmed Jaamac Cabdulle. Mudug.
63:Nuuradiin Cabdirashiid Cali. Mudug.
64:Xasan Xaange Maxamed Faarax. Mudug.
65:Cali Jaamac Xasan. Mudug.
66:Maxamed Cabdi Warsame. Mudug.