Bahda shabakada Caalamigaa ee berberanews.com iyo dhamaanba Macaamiisheeda ku kala nool Daafaha Dunida oo idinle Sanad wacan oo wanaagsan

(berbranews.com)Waxaanu halkan uga direynaa dhamaan Akhristayaasha sharafta le ee sida weyn ugu xidhnaa shabakada berberanews.com ee ku kala nool daafaha dunida anago oole sannad wanaagsan alle hanooga dhigo sannadkan sanadkiisa kuwa kuwa ku gaadha barwaaqo reyn reyn .
2014
Shabakada berberanews.com oo aad uga barateen warar dhexdhexaad runsheeg
Waxaanu ku soo darnay sanadkan tagey wararka oo aad ka heli doonto oo xaqiiqa kuna qoran carabi codsi aanu kehelay akhristayaasha sharafta le ee aadka udaneeya luuqada carabida waxaa kale oo aad ka dheehan kartaa wixii dhacdooyin eeku cusub dunida youtubeka Horn madia oo aad keheli doonto heesaha kuwooda ugu danbeeyay iyo maaweelo aad kuu xiiso galin doona
Ku xidhnow berberanews.com astaantayadu waa wararka dhexdhexaada akhriste waxaanu kuu balanqaadeynaa  in aad nagahesho wax ku xiiso galiya iyo warar xaqiiqda ku saleysan
Sannad wanaagsan ayaanu idinleenahay marlabaad .
Happy Newyaer 2014