Caleemo-saarka Suldaanka Qurbojoogga

Berberanews-(Berberanews)-Dhamaan Bulsha Weynta  Reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingriiska & Europe waxa laydin ogaysiinayaa, laydin kana codsanayaa inaad si sharafleh uga soo qaybgashaan Caleema Saarka Suldaanka Guud ee Qurba Jooga Somaliland Suldaan Xaaji Axmed Diriye Guleed maalinta Sabtida 04/01/2014 insha allaah.
Address:
Waterlily Venue
69-89 Milend Road
London
E1 4TT
Saacada. 05:00 pm
Guddida Xidhiidhka Caleema Saarka.
Dalmar Abdilahi
07888732123
Yusuf Ahmed
07903054562
Abdi Mahamed
07463667566
Mohamud Ahmed
07974952002
Wa Bilaahi Tawfiiq…
Suldanka