Magaalada NEW YORK ayaa waxaa Ku dhuftay Baraf wata Dabaylo oo xawaare xawli ah ku socda

NEWYORK (berberanews) Mayorka magaalada Newyork  Bill de Blasio ayaa isaga oo ka hadlay dhibatada taagan  dadka ku war galiyaya in ay guryahooda ku ekaadaan inta xaaldu isbadalyso …..
download (4)
Waxaa Maanta oo sabtiya ahayd aan la tagin Iskuuladii ku yaalay Magaala NEW YORK Waxaan Sababy Duufaano wata Qabaw xad dhaafa iyo dabaylo Sacadiiba Jaraaya 25 mayl Barafka aya Maraaya ma sare u dhaafay Qiyaastii 6.4 inches halka qabawguna gaadhay 10 degrees in New York City this morning.
Mayorka Bill de Blasio urged ee New Yorkers oo ka hadlay dhibatada taaga ayaa dadka ku war galiyaya in ay guryahooda ku ekaadaan inta xaaladu isbadalyso
dadkii doonayay in ay dhoofaan iyo kuwii tagi la haa shaqooyinkoodii ayaa waxaa ku yimid Dib udhac Wayin.
Xaga garoonada diyaaradah waxaa ku yimid dib u dhac baahsan degmooyika ku xeersan NEW YORK Sidoo kale Treenadii ayaa is taagay Iskuula badan oo gobolka katisn aya laftooda laxidhay
download (5)
Wadooyinka waawayn way furnyihii laakiin Socdku waa gaabis
Dhamaan wadooyinka hoose ee magaalada ayaa la xaaqay , iyo in ka badan 90 boqolkiiba jidadka sare .
Waxa la saadaalinayaa in bari Sabtida ama caawa Xaaladu ka soo rayso laakii waxaa dadka loo sheegay in ay la socdaan Isbadalka hawada iyo hadaba wixii ku soo kordha xaalada taagan
images (2)images (3)
 
berberanews-Desk