Xoogaga la Dagaalamaaya Madaxwayne Asad oo khilaaf xoogani soo kala dhexgalay iyo Dadwaynaha Dalkaasi la jaahwareersan iskudhacaasi

Siiriya (berbernews) Labadii maalin ee u danbeyay dagaal xoogan ayaa waxuu dhex maraayey kooxaha sida weyn u diidanaa nidaamka Dowladii kaligii taliska aheyd ee Asad hogaaminaayey
images (2)
Iyada oo imika dagaal toos ah dhexmarayo kooxaha kacdoonka kuwa oo loo kala qeybiyey Alqaacida iyo Kooxaha wadaniyiinta Siiriya
Dagaalka kooxaha kacdoonka u dhaxeeyo ayaa dhowr magaalo xoog uga socda iyadoona aad moodid in ayba iloobeen  dagaalkii ay kula jireen nidaamkii kaligiis taliska ahaa
Dadka Suniga ah ayaa moodaa xiligaan kuwa aan laheyn afkaar mideysan ay ku difacdaan awoodooda iyadoona mar waliba ay guul gadhi rabaan iyagu leysku jabiyo waxaase yaab leh dad cadowgooda wali duqeynayo in ay dagaal iyagu isaga hor yimadaan
 Berberanews-Desk
Hargeaysa/somaliland