Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaweyd U Baqoolay Magaalada Adis Ababa

Hargeysa (berbernews) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa.
IMG_0516
Madaxweynaha oo ay wehelinayeen xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa u baqoolay dhinaca Magaalada Adis Ababa, halkaas oo uu mudada uu ku sugan yahay uu kulamo kula yeelan doono Ra?isal Wasaaraha Ethiopia iyo xubnaha ugu sareeya dalkaasi.
IMG_0535
Socdaalkan oo ku soo beegmaya wakhti ay wadada hadalada Somalilad iyo Somalia dib uga furmi doonaan maalmaha soo socda dalka Turkiga, ayaan si dhab ah loo ogeyn ujeedadiisa.
 
wararka qaar aya shegaya in madax waynuhu u baxay xaalado caafimaad.
IMG_0535
goordhow Warkan oo faahfaahsan la soco goor dhaw shabakada caalamiga ah ee cadaadlaynews
IMG_0610
berberanews-Desk
Somaliland/Hargeaysa