Hargeysa Xuska Dhalashada Rasuulka (NNKH)Oo Si Weyn Looga Xusay

Hargeysa(Berberanews):- Dhalashada Rasuulka Muxamed(CSW),ayaa maanta si weyn looga xusay Guud ahaan Somaliland iyadoo magaalooyinka dalka oo dhan lagu qabtay munaasibado lagu weyneynayo Mawliidka Nabi Muxamed (NNEKHA) (S.C.W)Xaflad lagu qabtay Maansoor Hutel Hargeysa, oo lagu weyneynayay dhalashada Rasuulka (SCW),ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismcaaciil Saylici, Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin Culama awdiin kala duwan xildhibaaanno iyo dadweyne aad u tiro badan.

u_121188d_2014-1-13-12-39-40f_o2-300x225

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo ka hadlay munaasibadda Mawliidka Nebiga (CSW),ayaa ugu horrayn  shucuubta Islaamka ku hamalyeeyay maalinta Dhalashada Rasuulka Muxamed(CSW) WAXAANU BULSHADA REER Somaliland ugu baaqay inay weyneeyaan xuska Mawliidka oo aanay noqon oo kaliya maalin shaqada laga nasto oo fasax kaliya la galo.

u_121188d_2014-1-13-12-27-36f_d6-300x225u_121188d_2014-1-13-12-41-28f_o6-300x225u_121188d_2014-1-13-12-47-11f_h3-300x225 u_121188d_2014-1-13-12-39-40f_o2-300x225

berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland