Heshiis Ganacsi oo dhex-maray Somaliland iyo Shirkadda Diyaaradaha Air Arabia-Daawo

Dubai(Aftahannews):- Wasiirrada Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga iyo Duulista Hawada Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa heshiis Ganacsi magaalada Dubai kula saxeexday Ganacsato Carbeed oo dhinaca Duullimaadyada ah.

Warkaas oo Faahfaahsan halkan hoose ka daawo