Somalia:Liiska Wasiir kuxigeenada iyo Wasiiradawlada Cusub Ee Xalay Saqdii Dhexe Lagu Dhawaaqay +KaAkhri

Muqdisho(berberanews)Xalay abaare 2:30kii habeenimo ayuu R/wasaaraha C/wali sheikh Ax,ed  Soo Dhisay Golihiisa wasiirada oo ka koobneyd 25 wasiir 25-wasiir kuxigeen iyo 5-wasiiridawlo wadarta guud oo Noqoneysa 55-xubnaha  Dawlada cusub ee soomaaliya halkan waa liiska wasiirdawlad iyo wasiirku xigeenada waxa ay magcyadoodu kala ha haayeen sidan.

IMG_9250

Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda

Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga

Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga

Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka

Wasiir Ku Xigeennada

 

C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda

Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga

Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga

Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka

Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada

Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta

C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka

Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta

C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta

Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha

Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada

C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha

C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha

Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska

Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda

Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta

Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka

Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare