Murrashaxa Madaxweyne Xisbiga UCID oo xukuumadda ku eedeeyay aargoosiga abwaannada-Daawo

Hargeysa-(Berberanews)-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka UCID, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ku dhalliilay xukuumadda Madaxweyne Silaanyo ku eedeeyay tallaabooyinka ay ku cabudhinayso Abwaanno Qaab-sugaammeed waxa kaga sheegay Xukuumadda.

Jamaal Cali Xuseen waxa kale oo uu ka  hadlay arrimmo ay ka mid yihiin Qodobada ka soo baxay Shirka Turkiga, isagoo waraysi gaar ah siiyay Telefiishanka Somaliland Space.

Halkan ka daawo.