Liiska Golaha Wasiiradda Maamul Goboleedka Puntland Oo Lagu Dhawaaqay iyo Faarax karaash oo ka dhexmuuqda

Garoowe (berbernews) Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir. 18 Wasiir 19 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru Dowle, Waxaan la sheegin magaca Wasiirka Warfaafinta.
 gaas_ma-348x180
GOALAHA WASIIRADA
Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose
Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda  Amniga
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda
Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda  Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda
Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda  Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda  Xaanada xoolaha
Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka
Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta
Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha
Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada
GOLAHA KU-XIGEENADA
Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose
Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka
Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada
Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka
Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda
Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada
Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta
Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha
WASIIRU DOWLAYAAL
Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada
Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga

deeqa