Falanqaynta Khudbad-sannadeedka Madaxweyne Obama u jeediyay shacabka Maraykanka-Dhegayso

Washingtone-(Berberanews)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa xalay jeediyay khudbad-saObamannadeedka  (State of Union) oo uu kaga hadlay  marxalladihii waddanku soo maray sannadkii tegay iyo qorsheyaashiisa sannadka cusub iyo Siyaasadda gudaha, debedda iyo dhaqaalaha.

Wariyaha VOAda Da’ud Aweys ayaa warbixin khudbadaas ku saabsan ka  diyaariyey. Waxa iyaguna khudbadaas falanqeeyey Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo macalin  ka ah Jaamacadda Minnesota iyo Prof. Liibaan Cabdullaahi Cigaal oo bare ka ah Jaamacadda Goerge Mason.Halkan ka dhegayso Warbixintaa soo dhammaystiran.