Farsama-yaqaanno Ethiopian ah oo Hargeysa u yimi hagaajinta bilicda oo dawladda hoose ku fashilantay

Hargeysa(Berberanews):-Farsama-yaqaanno aqoon u leh hagaajinta iyo hirgelinta bilicda magaalooyinka oo u dhashay dalka Itoobiya, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, taasoo ay dawladda hoose iyo Golaha deegaanka ee hawshaas loo doortay ku fashilmeen wax-ka-qabashadeeda.

LODA-HARGEYSA
sss

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ka hadlay qurxinta Caasimadda Hargeysa iyo dedaalada lagu doonayo in lagaga dhigo caasimad qurux badan oo la tartanka Magaalooyinka Afrika.

Read More