Gudoomiye Ku Xigeennada Golaha Wakiilada oo lagu fuliyay Xeer Dhawaan la ansixiyay

Hargeysa(berbernews)Dhawan Markii Ay Mudanayaashu Ansixiyeen Xeer Hoos U Dhigaya Awooda Labada Gudoomiye Ku Xigeen Ee Golahaasi  Ayaa Waxa Maanta La Dhaqan Galiyey Xeerkaasi Ay Meel Mariyeen Mudanaashu

 
kuraas-madhan

Waxaan Maanta Fadhi Aan Caadi Hayn Oo Ay Yeesheen Mudanayaashu Aan Kasoo Xaadirin Labada Gudoomiye Ku Xigeen Oo Iyagu Kasoo Horjeestey Xeerkani Waxaana Mudanayaasha Loo Qaybiyey Xeerka Aidska Kaasi Oo Ay Soo Aqriyi Doonaan Isla Markaana Ay Ansixin Doonaan ,

Dhinaca Kale Khilaafkan Ka Taagan Xeerkii Ay Dhawaan Ansixiyeen Mdanayaashu Ayaan La Ogayn Halka Uu Sal Dhigan Doono ,

Iyada Oo Xukumada Iyo Xisbiga Muxaafidka Ahiba Ay Wadaan Qorshe Ka Dhan Ah Xeerkani Iyada Oo Ay Xusid Mudan Tahay In Ay Labada Gudoomiye Kuxigeenba Kazoo Jeedaan Xisbiga Kullmiye Ee Talada Dalka Haya,

Berbernews-Desk

Hargeysa/Somaliland