Wasiirka Qorshaynta Ee Somaliland Oo Maanta Ay Warbixin Ka Dhagaysteen Mudanayaasha Aqalka Guurtida

Hargeysa (berbernews)Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Mudane Dr Sacad Cali Shire Ayaa Maanta Hortagay Mudnayaasha Aqalka Guurtida Ee Somaliland Isaga Oo Wasiirku Halkaas Ka Jeeediyey Warbixin Dheer Oo Ku Saabsan Qorshaynta Qaranka Ee Ukumada Somalland Waxaanu Wasiirku Ka Waramay  Ugu Horayn Qorshaha Sanadka Ee 2014ka Ee Dhinacyada Horumarinta Dhinacyada.

vlcsnap-2014-02-01-12h16m24s214

Dhinaca Kale Waxa Uu Wasiirku Ka  Warbixiyey Mashruuca  Biyo Galinta Magaalooyinka Hargeisa Iyo Laascaanood Sidoo Kale Waxa Uu Wasiirku Ka Waramay In Deeqaha Kala Duwan Ee Ay Somalland Siiyaan Beesha Caalamku ,

Sidoo Kale Waxa Uu Wasiirku Si Guud Uga Waramay Dhinacyada Horumarinta Dalka Isaga Oo Sheegay In Ay Xukumada Somaliland Wado Qorshe Lagu Samaynayo Sidii Biyaha Dalka Ka Da,A Sanadka Ay U Qaban Lahaayeen Si Looga Faa,Iidaysto Waqtiga Biyo,Laanta,

Gabo Gabadii Waxa Wasiirka Ay Mudanayaashu Halkaasi Ku Waydiiyeen Su,Aalo Badan Oo Ku Sabsan Dhinacyada Hormarinta Dalka

vlcsnap-2014-02-01-12h17m19s47

Gabo Gabadii Waxa Wasiirka Ay Mudanayaashu Halkaasi Ku Waydiiyeen Su,Aalo Badan Oo Ku Sabsan Dhinacyada Hormarinta Dalka

berberanews-Desk

Hargeysa/somaliland