Mooshin Golaha Wakiilada Aywadeen Oo Guurtidu Ka Codsatay In Dib Loodhigo Maanta +Dhageyso Codka

Hargeysa (berberanews) Maanta oo ay xildhibaanada golaha baarlamaanku  balansanaayeen mooshin lagu soo oogayay labada gudoomiye ku xigeen ayaa dib loo digay ka dib markii ay codsadeen xubno ka tirsan aqalka odayaashu in ay dib loo dhigo mooshinkaa wakhtigan .
indexfff
Halkan Ka Dhageyso

Berbernews-Desk

Hargeysa/Somaliland