Musharaxa Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa Ee Xisbiga UCID Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Boorame

Boorame(berberanews)Musharaxa Jamaal  Cali Xuseen iyo ku xigeenkiisa  C/rashiid Xasan Mataan ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyay magaala madaxda gobolka awdal masuuliyiinta ayaa taageerayliyaashoodu uga mahad celiyay sida diiran ee ay usoo dhaweeyeen .

jjj

 

Halkan Ka Daawo

Berbernews-Desk
Hargeysa/Somaliland