Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Baaq culus u diray shacabka Somaliland-Dhegayso

Hargeysa-(Berberanews)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay iaugu aoo baxaan mudaharaad ay ku badbaadiyaan Golaha Wakiillada oo uu sheegay in xukuummadu baabi’inayso.
Halkan ka dhegayso.