Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga UCID oo xukuumadda ku eedaysay dhaqaale ay ku burburinayso

Boorame(Aftahannews):-Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID marwo Faadumo Siciid,ayaa Xukuumadda ku eedaysay inay lacag  u adeegsatay siday xilka guddoomiyenimo uga qaaadi lahayd Cabdiraxmaan Cirro.

Daawo Video