Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADANI oo Xukuumada Kulmiye Si Adag Ula Hadlay

Hargeysa(berbernews)Gudoomiye ku Xigeenka kowaada  Xisbiga mucaarad ah ee WADANI Ahmed Muum’in Seed maanta shir-jaraa’iid ku qabtay xuranta dhexe xisbiga WADANI   ee magalada hargeisa ayaa waxa uu sii kulul dhaliilay qaabka ay xukuumaddu  u martay  xidhista madax dhaqameed Somaliland  xubin ka tirsan xisbiga oo ku tilmaamay wixii lagu riday dawladii la odhan jiray Somalia.

Axed muumin seed

Gudoomiye ku Xigeenka Kowaada e  Xisbiga Mucaarad ah e WADANI oo luuqada adag kula hadalay  xukuumadda madaxwayne Siilaayo  waxa uu yidhi“Xukumadda maanta jirta madaxwyne siilaayo madaxwaynaha ka yahay waxay bar yahan dambe maalmaahan u dambeyey la soo baxaday inay  xadhig kula kacaday dadka biri magadad ah oday dhaqameedka sidaad hor u ogaydeen maalin dhawaynte waxa la Xidhay Gudoomiyihii  ku xigeenkii Talo iyo Towfiiq  ee beesha galbeed ka burco  Sidaad maanta wark ku haysaan hada waxa xidhan Hassan Ahmed Muuse (Hassan godood ) oo ah Xogahaya xanaanadda Xoolaha Xisbiga WADANI intaasi  marka dhinaca loo eego waxay ka soo wda jeeda beel kaliye beesha degta Galbeedka Gobalka Togdheer Burco beelaha degan dalkeena hooyo ee Somaliland “

Gudoomiye ku xigeenka 1aad xisbiga mucaarad ah WADANI Ahmed Muum’in Seed  wuxuu si adag u cambaareyey siday u shaqeeyo ciidamada amaanka iyo cida maamusha  waxa uu yidhi “Waxaan leeyahay tasi waa nasiib daro xukuumaddana waxay ku tahay ceeb qaranimada Somaliland waxay ku tahay ceeb oday Dhaqameed Siyaasinta beel qofka ka soo wada jeedo kaliy dawladda ka dhigto taargad waxaan uga baaqaynaa  Xukuumadd Somaliland waxaan ugu baaqaynaa inay sii deg deg ah uu siiso xoriyadiisu Xogahay Xanaanadda Xoolaha xisbiga mucaaradka ah WADANI oo habeen hore gurigiisa lagala baxay taasi markaad la xidhiidho ciidamada amniga wasiirka arimah gudaha  cidkastao oo aad la xiidhiidho  markaad waydiiso xadhiga waxa ka waydiiso nin walba waxba kama ogin marka qof la soo xidho ciidamada amnigu yidhahadaad waxba kama ogin wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Mohamed Waran -cade wa ayo cida wadanka ka taliso cida wax soo xidhaysaa waa Su’aal aad laysku Waydiyo waxaan

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland