Maareeyaha Dekedda Berbera oo markii u horraysay ka hadlay Wada-hadalka Somaliland iyo Shirkadda Ballore-Dhegayso

Berbera(Berberanews)-Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor), ayaa markii u horraysay ka hadlay wada hadalka u socda Somaliland iyo Shirkadda Ballore ee danaynaysa inay maalgashi ku sammayso Marsada Berbera.

Maareeye Xoor Xoor oo saaka shir jaraa;id ku qabtay Dekedda, ayaa sidoo kale ka hadlay addeegyo cusub oo ay ku soo kordhiyeen Dekedd.

Dhegayso Shirka Jaraa’id