“Ganacsatada waaweyn waxaan leeyahay waxaad maalgelinaysaan cadowgii Somaliland..”Wasiir Cukuse

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Warfaafinta iyo  Wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ganacsatada Somaliland u soo jeediyay inay joojiyaanxayaysiiyada ay siiyaan Telefiishanka Universal oo dhawaan laga mamnuucay Somaliland.

Wasiir Cukuse oo saaka saxaafadda kula hadlay Xarunta Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin Digniin ka soo yeedhay dalalka reer Galbeedka oo ku saabsan xaaladda Nabadgelyo ee dalkii laysku odhan jiray Somalia iyo Xeerka Saxaafadda Somaliland.

Halkan ka dhegayso.

CUKUSE1