Xildhibaan Siciid Cilmi oo ka hadlay halka sartu ka qudhuntay ee fogeeyay Heshiiska Golaha

Hargeysa-(Berberanews)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, xubina ka ah dhinacyo loo saaray inay soo af-jaraan khilaafkii ka dhex curtay Golahaas, balse ku kala kacay maanta inay isfahamgaadhaan.

Xildhibaan Rooble, ayaa wuxuu ka hadlay qodobada laysku mari waayay iyo tallooyinka uu garabkiisu u soo jeediyay dhinaca kale.

Halkan ka dhegatso

Xildhibaan Siciid