Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Wajigii Labaad ee dhabbaha diyaaradaha Madaarka Cigaal

Hargeysa(berbernews)Wajigan oo noqonaya kii labaad ee ay tan iyo  xukumada siilanyo jirtay ay ka hirgaliyaan madaarka cigaal ayaa waxa maal galisay dawlada Kuwait taasi oo iyadu markii labaad ssoo bixisay lacagta wajigani ayna dabayaaqadii  sanadkii hore kasoo qadeen wasiiirka duulista iyo arimaha dibada,

madaar

iyada oo ay qaybtii hore ee dhabah diyaaradaha ee cigaal la sheegay in lagu sameeyey musuq maasuq aad u balaadhan isla markaana la sheegay in wasiirka duulista iyo hawaduu uu ku shubtay acouno gaara ,

isla markaana ay si wayn uga hadleen waqtigaasi axsaabta mucaaridka ah ee Somaliland ayaa waxa aan la ogayn halka ay mari doonto lacagta ciidaa ka badan ee ay dawlada kuwiat mar kale kusoo deeqday Somaliland waxaana aan la ogayn in wasiirka duulista iyo hawadu uu lacagta ku baxaysa dhismaharanwayga,

uu marin doono halkii loogu talo galay iyo in ay mari doonto halkii uu mariyey lacagtii hore taasi oo madaarka waxa laga sameeyey iyo lacagta ku baxday ay dadwaynaha reer Somaliland yar iyo waynba layaabeen,

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland