Xisbiga WADDANI oo soo dhaweeyay taageerayaasha guurguura ee siyaasadda

Gabiley-(Berberanews)-Xibsiga Waddani, ayaa magaalada gabiley ku soo dhaweeyay Taageerayaasha siyaasadda xisbiyada ee guurguura, kuwaasoo masuulliyiinta Xisbiga Wadani ku sheegeen inay ka soo go’een Xisbul-xaakimka Kulmiye.

Faallo ma leh Daawo sawirrada.
mobile cam pics 826 mobile cam pics 829 mobile cam pics 831 mobile cam pics 821 mobile cam pics 823 mobile cam pics 825