Khilaafka Golaha Wakiillada Somaliland oo dib u dhigay Kal-fadhigii maanta

Hargeisa-(Berberanews)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa dub u dhigay kal-fadhigii Golaha oo maanta furmi lahaa, haseyeeshee ay codsi u gudbiyeen Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka Golahaas ka dhex aloosan in dibloo dhigo.

Qoraal uu ku saxeexanyahay Guddoomiye Cirro, ayuu ku sheegay in kal-fadhigaas uu dib u dhigeen illaa 25ka bishan aynu ku jirno, ka dib codsi uga yimi Guddida dhexdhexaadinta.

Halkan ka akhriso nuxurka Dib u dhigista Kal-fadhiga

cirro